Kulan looga hadlayay Qorshaha yaraynta faqriga oo Muqdisho ka dhacay (Daawo Sawirada)

Guddi hoosaadka golaha wasiirrada ee arrimaha bulshada (Tubta Arrimaha Bulshada) oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay qorshaha yaraynta faqriga iyo horumarinta waxbarashada dalka. Wasiiru dawlaha wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare, Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabir) ayaa sheegay in kulanka lagu ansixiyay qorshaha wax ka qabashada faqriga oo uu soo bandhigay wasiirka shaqada … Continue reading Kulan looga hadlayay Qorshaha yaraynta faqriga oo Muqdisho ka dhacay (Daawo Sawirada)